Samia Hassan oo loo dhaarinayo Madaxweynaha Tanzaaniya kadib geeridii Magufuli

Madaxweynihii wadanka Tanzaniya John Magufuli, ayaa maalmo kadib xanuun uu la ildarnaa u geeriyooday, waxaana warar kala duwan kasoo baxayaan sababta keentay geerida Madaxweynaha. Shacabka Tanzaaniya iyo siyaasiyiinta dalkaasi ayaa horey u hadal hayay in Madaxweynaha Tanzaaniya  John Magufuli ku dhacay xanuunka Covid-19 ,kaas oo la sheegay in xaalad adag galiyay Madaxweynaha oo horey u … Continue reading Samia Hassan oo loo dhaarinayo Madaxweynaha Tanzaaniya kadib geeridii Magufuli